GACMO FURAN AYAAN IDINKU SOO DHAWEYNEYNAA!Hay´ada waxbarshada aan aasaasiga aheyn ee Ibn Rushd, Waa hey´ad ku soo kordhisey waxyaabo badan oo xiiso u leh dhamaan waxbarshdada aan aasaasiga aheyn.Waxaan ka shaqeynaa arimaha bulshada kuweeda ugu muhiimsan oo kala ah Dhaqamado faro badan Isdhexgalka Dimoqoraadiyada Waxaan tiigsaneynaa in aan noqono hay´ad waxbarasho oo madaxbanaan, lana shaqeysa dhamaan ururada islaamiga iyo kuwa aan aheyn. Waan soo dhaweyneynaa dhamaan ururada raba inay nala shaqeeyaan iyo hay´adaha cusub ee waxbarashada aan aasaasiga ahayn. Cagmo furan ayaan idinku soo dhawayneynaa! Kala xiriir wixii faahfaahin dheeraad ah oo luqadaada afka soomaliga ah laguugu sheego. Lataliyaha waxbarashada ahna mas´ul mashruuc Abdirahman J Musse 08-562 449 04 abdirahman.musse@ibnrushd.se |